Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxa si rasmi ah loo soo saaray isku aadka hordhaca ee is reeb-reebka koobka adduunka 2026, kaas oo ka dhici doona dalalka Canada, USA iyo Mexico.
Xulka qaranka Somalia ayaa sanadkaan ku jiro isku aadka is reer reebka Koobka Adduunka 2026, waxay ku jiraan Group-ka G iyaga oo la Group noqday xulalka kala ah Guinea, Uganda, Mozambique, Botswana Iyo Algeria kuwaas oo ay Somaliya kula tartami doonto kaalinta 1-aad Group-ka.
13 bishan November ayaa si rasmi ah loo bilaabi doonaa kulamada is reeb-reebka koobka adduunka ee qaarada Africa.
Group A: Egypt, Burkina Faso, Guinea-Bissau, Sierra Leone, Ethiopia, D.jibouti.
Group B: Senegal, Congo DR, Mauritania, Togo, Sudan, South Sudan.
Group C: Nigeria, South Africa, Benin, Zimbabwe, Rwanda, Lesotho.
Group D: Cameroon, Cabo Verde, Angola, Libya, Eswatini, Mauritius.
Group E: Morocco, Zambia, Congo, Tanzania, Niger, Eritrea.
Group F: Côte d’Ivoire, Gabon, Kenya, Gambia, Burundi, Seychelles.
Group G: Algeria, Guinea, Uganda, Mozambique, Botswana, Somalia.
Group H: Tunissia, Equatorial Guinea, Mamibia, Malawi, Liberia, São Tomé and Príncipe.
Group I: Mali, Ghana, Madagascar, Central African Republic, Comoros, Chad.