Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Kalumeysiga iyo Kheyraadka Badda Jubbaland oo kaa shaneyso Hay-adda FOW ayaa Kismaayo tababar aqoon kororsi oo ku saabsana badqadka Kaluumeysatada ugu soo xirtay ku dhawaad 100 qof oo kaluumaysato ah ku waasi oo laga kala soo xulay Iskashatooyinka kaluumeysatada degmada Kismaayo iyo Jaziiradaha ku dhaw dhaw.
Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.