Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dr Cabdulahi Maxamed Muxumed oo kamid ah dhaqaatiirta ka hoowlgala isbitaalka Hilaal ee Baladweyne ayaa bulshada uga digay cudurada ku dhaca Kiliyaha.
Waxa uu bulshada ugu baaqay in ay lasocdaan xaaladooda caafimaad isla markaana ay cabaan maalintii biyo badan.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.