Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland oo Kismaayo ka daah-furtay Tababar ku saabsan xallinta Khilaafaadka

0
164

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda arimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland Cali Careeys Xasan ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furay tababar looga hadlayay xalinta khilaafaadyada.

Waxaana Tababarkaan ka soo qeyb Agaasimaha guud ee  Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland,waxaana Tababarkaan loo qabtay howl-wadeenada Wasaaradda,Uuruada Haweenka iyo Odayaasha dhaqanka.

Ugu horeeyn Agaasimaha Wasaaradda Arimaha gudaha Jubbaland Nuur Cumar Shaalle ayaa ka hadlay furitaanka Tababarkaan.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here