Dhalinyarada Ku Shaqeysta Xirfadaha Kala Duwan Ee Farsamada Gacanta oo Baaq u Diray Maamulka Jubbaland Si Loo Garab istaago 

0
366
Kismaayo(Waamo Radio)dhalinyaradan ku nool magalada Kismaayo Qaar Kood Ayaa Waxay ku Shaqeystaan  Xirfadaha Kala Duwan Ee Farsamada Gacanta Iyagona Aamin San In Muhiin Tahay In Aad Dalkaada Aaminto Una Adeegto Bulshadadada
Maxamed  oo Ka Mid Ah Dadka Ku Shaqeysta Xirfada Dhartolista ama Xarqaanka Ayaa Dhankiisa Ka Waramaya Qababka U Shaqeeyo Iyo Wax Yaabaha Ku Dhaliyey In Uu Barto Farsamada Gacanta
Dhanka Kale Axmed  Ayaa Waxa uu Ka Mid Yahay Dhalinyarada Ka Shaqeya Farsamada gacanta isagona Sheegay In Mudo Ah In uu Baranayey Xirfadan Waxa uuna Dhalinyarada Kale Ee Ku Nool Magalada Kismaayo Ugu Baqayaa In Ay  Bartan Farsamada Gacanta Si Ay Naftooda Iyo Qosaskooda Ugu Mareeyaan.

R/W,Fartuun Nuur Aadan. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here