Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka ayaa waxay Arrimaha Bulshada ay ka jiraan kaalin wanaagsan, Sanadihii dambe Soomaaliya waxaa ka socday Olole lagu dhireynayay Deegaanka si kor loogu qaado bilicda iyo ka hogaajinta Cimilada si looga hortago Nabaad guurka.
Xabiibo Xuseen Cali ayaa waxaa ka hadashay doorka Haweenka ay ka qaadan karaan dhireynta deegaanka maadama ay Bulshada kaalin weyn ku leyihiin.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.