Kulan Looga hadlayay Xaalada Bani’adanimo ee Gobalka Bakool oo lagu qabtay Degmada Xudur

0
101

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kulan lagu qabtay magaalada  Bakool ee degmada Xudur ayaaa waxaa Loga hadlay xalada binadanimo ee Deegaanka Gudoomiyaha Degmada Xudur  Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa xaruunta Degmada ayaa  waxay kulan kula qaateen  Saraakiil ka socotey Hay’addaha kala duwan ee Samafalka ee ka shaqeeya magaalada Xudur, kuwaas oo uu ka dhageystey warbixin ku saabsan adeegyada bani’aadanimo ee gargaarka ah ay ka wadaan deegaanka.

Isku dubaha samafalka Gobolka Bakool Maxamed  Macalin Ahmed ayaa waxuu warbahinta ugu warbixiyay waxyabaha loga hadalay kulanka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here