Haweenka Beeralayda ah ee deegaanka Goobwayn oo codsaday in la caawiyo

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qodashada beeraha waa mid ka mid ah waxyaabaha laf dhabarta u ah wax soo saarka iyo horumarka dalka waxaana bulshada Soomaliyed intooda badan lagu tiriyaa in ay yihiin beeralay iyo xoolo dhaqato.

Howsha tabcashada beeraha ma ahan mid ku kooban raga oo kaliya oo haweenka ayaa ah kuwo dhankooda kaalin wayn ka qaata qodashada beeraha waxaana howlaha ay qabtaan ka mid falista beeraha iyo abuursidta dalagyada iyo sido kale shaqada ugu adag oo ay qabtaan xiliga ay beeruhu soo go’aan oo ah in ay guraan dalagyada kala duwan ee beeraha ka soo go’ay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here