Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka bilaabtay Roobaka Xaagaga waxuuna Saameyn ku yeeshay bulshada ku nool kaamamka ku yaalla magaalada Kismaayo.
Kaamka Badbaado waxuu ka mid yahay kaamamka uu sameen ku yeeshay robaka ka da’aya magaalada madaam guryaha ay ku nool yihiiin aysan u adkeysan karin dabaysha Roobabka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.