Bulshada Baydhabo oo loogu baaqay in ay ilaaliyaan Nadaafadda

0
207
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulsha kasta oo meel ku nool waxaa muhiim u ah Ilaalinta Nadaafadda, maadama Nadaafadda darada ay ka dhashaan Cuduro saameyn ku yeesha Shacabka, maalmihii lagu guda jiro  Ciida Caarafo waxaa  Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka baay  lagu qalay Kumanaan Xoolo u badan Lo,da Sidaa darteeda waxaa wadooyinka lagu arkaa waxyaabo qashin ah oo ay ka mid yihiin  Uusta, Lafaha, dhiiga iyo waxyaabo kale oo qashin ah ku waas oo ay ka dhalan karaan cuduro .
Agaasimaha Waaxda Feydhowrka iyo Caafimaadka Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo Mahamed Ali ayaa faah faahin ka bixiyay waxaa ka maamul ahaan uga qorshaysan   soo celinta Nadaafada iyo Bilicda magaalada,Haweenka Deegaanka Goobwayn oo codsaday in loo dhiso xarun ay shirarka ku qabsadaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here