Farsamada dhar tolista oo shaqo abuur u noqotay dhalinyarada ku nool Dhoobley

0
62
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Naqshqadeeynta iyo tolista dharka noocyadooda kala duwan waa mid ka mid xirfadaha muhiimka u ah bulshada ayna waqtigaan ku shaqaaystaan dhalinyaro badan oo Soomaaliyed .
Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa ku shaqaysta farsamada gacanta  gaar ahaan harqaanka oo ay noloshooda iyo tan Qoysaskooda ku maareeyaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here