Xarunta maamulka Deegaanka Lajiid ee Galgaduud oo Xariga laga jaray

0
84

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munasabadaan oo xariga looga jaryay xarunta cusub ee maamulka Deegaanka Lajiide ee Koonfurta Degmada Xeraalle ee Gobalka Galgaduud oo ay hirgaliyeen bulshada Degaanka Lajiide iyadoona dhismaha ay gacan weyn ka geystay Wasaarada arimaha Gudaha Galmudug Ayna fulisay dhismaha xarunta Hay’ada IOM

Waxana ka soo qeyb galay xarig Jarka xaruntaan Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jamac (Bashiir Goobe) Wasiir Dowlaha wasarada Howlaha guud iyo Guryeynta XFS Xildhibaan Mahad Cadalla Cawad oo kamid ah Xildhibanada BJFS.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here