Dhalinyarada Kismaayo oo loogu baaqay in ay ka qeyb qaataan bilic soo celinta Deegaanka

0
57
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada waa kuwo laf dhabar u ah bulshada Soomaaliyeed, waxaana looga baahan yahay in ay ka qeyb qaataan  bilic soo celinta Deegaanka,Arimaha amniga, Hormarinta Deegaanka, iyo dib u soo celinta Nabadda.
Hadaba qaar ka mid ah dadka aqoonyahanka ee kucnool magaalada kismaayo ayaa dhalinyarada ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan bilic soo celinta.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here