Gudiga dhismaha Buundada Buula-burde oo codsaday in laga qeyb qaato dhismaha Buundada

0
61

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudiga dhismaha Buundada magaalada Buula-burde iyo Gudoomiyaha rugta Ganacsiga ee magaaladaaasi ayaa bulshada iyo ganacsatada ka codsaday in laga qayb qaato dhismaha Buundada oo meel wanaagsan maraya.Buundada Buulo-burte ayaa muhiim u ah isusocodka gaadiidka iyo bulsada qaar kamid ah degmooyinka Gobollka Hiiraan.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here