Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa sii kordheeysay waxbarashada lagu barnaayo Aaladda dhigitaalka oo keenay horumar badan ,dad badan oo aan heysan ama danta u saamixiweysay dhaqaalaha lagu dhigto goobaha waxbarashada ayaa hadda ka faa,iideystay in ay qaataan koorsooyin ay ku hormarinayaan xirfadahaooda waxbarasho.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.