Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maxamed Cabdi Aadan oo kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne ee Xaruunta gobalka Hiiraan ayaa isku xilqaamay inuu baro dhalinyarada shaqa la’aanta ah Xirfada farsamada gacanta.
Waxyaabaha uu baro dhalinyaradan ayaa waxa kamid ah cilad bixinta moobeelada, Saacadaha , Qasaaladaha iyo waxyaabo kale.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.