Ururka Naafada Jubbaland oo codsaday in Laga qeyb galiyo Shaqooyinka Dowladda

0
119

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shugri Saciid Axmed Gudoomiyaha Ururka Naafada  Jubbaland oo La hadleeysay Idaacadda Waamo ayaa Shegtay in Dadka Nafda Loo Bahan yahay in Laga Qeyb galiyo Shaqooyinka Dowlada ay bixiso isla markaana ay dadka Naafada ay ku jiraan dad Aqoon Leh, Kuwaas oo gali Karo Imtixanaadka Dowladda ay qaado e lagu codsado xafiisyada shaqada.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here