Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Heshiiskan ay wada gaareen Culimada Soomaaliyeed iyo Markasu Dacwul islaami oo ka dhisan dalka Pakistan ayaa waxaa ay heshiisa ku wada gaareen Magaalada Muqdisho waxaana heshiiska dhigaya sidii loo dhisi lahaa Masaajido Jaamacado,Madarasooyin wax lagu baro Carruurta Agoonta, danyarta iyo sidii kaalin wanaagsan loogu qaadan lahaa Arimaha Taakuleyn Bulshada Soomaaliyeed kuwooda daruufeysan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.