Kulan looga hadlaayay Tacadiga Haweenka oo lagu qabtay Kismaayo

0
84
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay kulan loga hadlayay Tacdiga ka dhanka ah Haweenka iyo dib u eegista Dastuurka waxaan kulan qabtay Wasaradda Haweenka XFS.
kulanka ayaa waxaa ay dib u eegis ku sameenayay xaquuqada haweenka ay ku leeyihiin dastuurka.
 
shirka ayaa waxaa ka soo qeybgalay culuma u diinka, quburo sharci yaqaan ah , iyo qaar ka mid ah Ururada haweenka ee dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here