Shir looga hadlayo dhowrista xuquuqda carruurta oo ka furmay magaalada Dhuusamareeb

0
81
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu qabtay kulan loga hadlayay dhowrista xuquuqda caruurta taas muhiim gaar siinaaya caruurta kunool magalada Dhuusamareeb.
Shirka ayaa waxaaa ka soo qeybgalay bahada laamaha cadaaladda iyo qaar ka mid ah wasaradaha Galmudug.
Ugu horeen waxaaa madasha ka hadlay Maxamuud Dahir Xirif madax qaybeedka ilaalinta caruurta.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here