Mason Mount oo Isaga baxaysa baacsiga ay ugu Jirto Mason Mount

0
209

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay isaga baxayso wadahadalada ay ku doonayso xiddiga khadka dhexe ee Mason Mount kadib markii laga diiday 3 dalab sida laga soo xigtay The Times.

Bartilmaameedkooda ugu weyn hadda waa Moises Caicedo oo khadka dhexe uga ciyaara Brighton kaasoo sidoo kale ay dooneyso Chelsea.

Jimcihii, Blues ayaa diiday ₤55m milyan oo ay Man United ka gudbisay Mount xilli uu heshiiska xiddigu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedka dambe.

Brighton ayaa dhinaceeda doonaysa ugu yaraan donaysa in ay Caicedo ku iibiso 80 milyan oo euro waxana ay chelsea doonaysaa in ay xiddiga kula soo saxiixato lacagta ay ku iibiso Mount iyo Havertz.

Man United ayaa aaminsan in ay bixin doonto lacag ka badan mida ay chelsea ku doonayso Mount halka uu Caicedo 3 sano ka yahay Mount.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here