Is badal laga dareemayo Suuqa Xoolaha Kismaayo

0
226

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-iydoo ay maalmo kooban inaga xigaan Iiidda Carafo ayaa waxaa qaar kamdi ah Ganacsatada iyo Dulaaleyda seylada xoolaha ee magaalada kismaayo gaar ahaan kuwa iibiyo Ariga ay idaacda waamo u sheegeen in ay jirto suuq xumo  ka duwan ciidaha kale taaso ay sheegen in aysan jirin Wax iibsasho badan oo ay iibsanayaan shacabka magaalada ksiamaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here