Magaalada Baydhabo oo lagu qabtay Bandhigga buuga keydka Taariikhda Soomaaliya

0
211
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobolka baay lagu qabtey bandhigga buugga keydka Taariikhda Soomaaliya, waxaana bandhigga ka qeybgaley masโ€™uuliyiin katirsan maamulka KGS, bahda waxbarashada, ururrada ka jira Baydhabo, shirkadaha isgaarsiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Baydhabo.
Sheekh Aadan Sheekh Saciid oo ah qoraaga Buuga taariiqda Soomaaliya ย ayaa sharaxaad ka bixiyay muhiimada buugaan uu leeyahay.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here