Xarun lagu iibiyo Shoobinka oo laga Hirgeliyay magaalada Baydhabo

0
175

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaruntan lagu iibin doono wax yaabaha la isku Carfinayo taasi oo loogu magac darey Salmaan General Cosmetic taasi oo dhawaan laga furey Magaalada Baydhabo iyadoo ay hirgeliyeen Ganacsato Reer Baydhabo si ay Noloshooda ugu maareeyaan.

Ciise Xaaji iyo Mahamed Isxaaq Aadan oo ka mid ah Madaxda Maamulka Xaruunta Salmaan General Cosmetic ayaa faafahiyey wax yaabaha ay iibin doonto Xaruntan iyo waxa ay kaga duwanaan doonto Goobaha Shoobinkaย  Lagu iibiyo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here