Barakacayaal ku nool Baydhabo oo codsaday in shaqo abuur iyo Gargaar lala soo gaaro

0
129

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenkan oo ku nool kaamamka barakacayasha Magaalada Baydhabo islamarkana ka soo hayaamay abaaraha ka jira deegannada koonfur galbeed ayaa codsaday in shaqo abuur loo sameeyo islamarkana gurmad la la soo gaaro.

Qoysaskaan oo ahaa xoolo dhaqato iyo beeraley ayaa soo miciin biday magalada Baydhabo waxana xiligan soo wajahay duruufo dhanka nolosha ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here