Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Jardiinka Arbaca rukun

0
59
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jardiinkii Arbaca rukun Waa mid kamid ah goobaha ugu caansan ee taariikha leh ee ku yaal magaalada Muqdisho ee caasimada dalka gaar ahaan degmada “Xamarweyne” , waxaana loo arkaa Jardiinka Arbaca Rukun” inuu ka mid yahay goobaha taariikh ahaan ugu faca weyn ee ku yaal caasimada soomaaliya ee Muqdisho .
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa balan qaaday in Dowladda Hoose Xamar ay ka go’an tahay dib usoo nooleynta goobaha taariikhiga ee ka turjumaaya jiritaanka Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here