Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo tababar u soo xiray askar ka tirsan ciidanka ilaalada waddooyinka.

0
98
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Cismaan C/aalhi Maxamed ayaa maanta tababar aqoon kororsi ah u soo xiray askar ka tirsan ciidanka ilaalada waddooyinka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here