Maamulka Madarada al rayaan ee Kismaayo oo ka warbixiyay madarasada qaybaha ay ka kooban tahay

0
80

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulaha madarada al rayaan cali xaashi maxamad ayaa ugu horayn kawarbixiyayay madarasada iyo qaybaha ay ka koobanntahay
maahulaha ayaa markale sharaxaya xiriirka madarasada iyo walidiinta ka dhexeeya waxa uuna sheegay in waalidiina la`antood aynaba madarasadu shaqayn lahayn.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here