Haweenka Barakacayaasha Baydhabo oo codsaday in shaqo abuur loo sameeyo

0
93

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In kastoo Sanado badan dalka ay ka jireen Abaaro dad iyo duunyaba ay saameysey ayaa waxaa Magaalooyinka soo galay dad ka soo barakacay Deegaanadooda. Haweenka waxay ka mid yihiin kuwa marwalba u nugulaa dhibaatooyinka Abaaraha ka jira Deeganada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

abdinoor samriye  ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here