Dhismaha Wadada isku xirta deegaanada Ceel macaan iyo Galgalato oo La bilaabey.  

0
109

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wadadaan oo isku xirta Deegaanada Ceel macaan iyo galgalato ayaa waxaa ka jirtay dhibaatooyin kala duwan oo ay ku qabaan Gaadiidleyda halkaasi isticmaasha.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here