Dhaqaatiirta Jowhar oo ku baaqay in caruurta laga talaalo cudurka Jadeecada.

0
65

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dr Sharmaake Khaliif Ibraahim oo ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgala magaalada Jowhar ayaa ka hadlay halista uu leedahay cudurka Jadeecada, isagoona ku baaqey in caruurta laga talaalo cudurka Jadeecada.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here