Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay fursado shaqo oo ay Noloshooda ka maareeyaan

0
128

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inkastoo magaalada Baladweyne ay ku noolyihiin dhalinyaro badan oo waxbartay ayaa hadane waxaa saameyn ku yeelatay shaqa la,aanta kajirta magaalada.

Carwo Hubaal oo kamid ah cawrwooyinka lagu sameeyo jiifafka kuna taala magaalada Baladweyne ayaa waxaa fursado shaqo ka helay dhalinyaro badan kuwaasoo markii hore ay heysatay shaqo la’aan baahsan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here