Ciidamada Xoogga Dalka oo deeq daawo ah ku wareejiyay maamulka Isbitaalka Degmada Ceeldheer

0
90
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ciidamada Xoogga Dalka ayaa waxay deeq daawo ah iyo Agab Caafimaad ku wareejiyay Maamulka Isbitaalka Degmada Ceeldheer taas oo ay bahan badan u qabeen bulshada kunool deeegaanka
Deeqada daawada ah ee lagu wareejiyay isbitaalka ayaa waxa qeyb weyn ka qadanasaaa sare u qaadista adeegyada caafimada ee isbitaalkA,Mamulka isbitaalka degmada Ceeldheer ayaa waxuu warbahinta ugu warbixiyay deeqada dawada ah ee lagu wareejiyay isbitaalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here