Waalidiinta ku nool Degmada Dhoobley oo ku baaqay sare u qaadista waxabarashada Gabdhaha

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sida aan wada ognahay aqoontu waa sheyga kaliya ay dadku ay ku hormarin karaan noloshooda waxayna laga maarmaan u tahay nolosha beni’aadamka, marna masino qof aqoon leh iyo qof aan aqoon laheyn.

Qaar ka mida waalidinta ku dhaqan degmada dhoobley ayaa bulshada qeybaheeda kala ugu baaqay in sare loo Qaado waxbarashada Gabdhaha.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here