Magaalada Kismaayo oo lagu soo dhaweeyay wafdi ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ka howlgala

0
49
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo gaaray wafti ka sacoda Hay’adaha UnN,ka ee ka Howla Dowlad goboleedka jubbaland waftigan ayaa waxaa ay u kuurgalyeen mashriicada ka socoda Jubbaland kuwaas oo ay hay’adaha Un-ka ay ka garwadeen ka yahiin mashriicada qaar ee  ka socoda dowlada goboleeda jubbaland .
marka uu socodalka soo idladay waxaa warbahinta la hadlay wasiirka ku xigeenka wasarada qorasheynta Jubbaland ayaa waxuu warbahinta ugu warbixiyay muhiimada ay waftiga ka socoda hay’adaha Qaramada Midoobay u soo gaaran Mgaalada Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here