Hay’adda Qadar Charaty oo daah-furtay mashruuca Udxiyada ee bisha Carafo kaa soo laga fulin doono guud ahaan dalka

0
148

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Qadar Charaty ayaa daahfurtay mashruuca Udxiyadda ee bisha Carafo kaasoo laga fulin doono guud ahaan dalka, mashruuca Udxiyadda ayaa waxaana loogu talagalay iney ka faa`iideystaan , barakacayaasha, agoomaha, kuwa danyarta ee aan awoodin iney sameeyaan Udxiyadda.

Hadaba Madaxa Hay’adda Qadar ee Soomaaliya Cabdifitaax Aadan Macalin ayaa ka warbixiyey mashruuca Udxiyadda ee la daahfuray wuxuuna yiri “Mashruuca udxiyadda waa mashruuc sanad kasta ay Qadar Charity ka samayso gudaha dalka Soomaaliya sanadkan waxan ugu tala galnay in ay ka faa’ideestaan 10-kun oo qof.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here