Xeer Ilaaliyaha guud ee Jubbaland oo daah-furay kulan muhiim ah

0
46

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xeer Ilaaliyaha guud ee Jubbaland Maxamed Sheikh Cismaan ayaa maanta gudoomiyay shirka afar biloodlaha ah ee Xafiiska Xeer ilaaliyaha iyo Booliiska u dhaxeeya.

Shirkaan ayaa waxaa looga hadlayay sidii Booliska gaar ahaan Laanta baarista dambiyada ay ula shaqeeyn lahaayeen Xafiiska xeer ilaalinta Jubbaland.
Waxaana ka soo qeyb galay Xeer Ilaaliyaha guud ee Jubbaland,Saraakiishada Ciidanka Boliiska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here