Soollarka ku shaqeeya cadceeda oo laga hirgeliyay magaalada Waajid

0
50

Kismaayo(Idacaadda Waamo)-Maamulka Degmada Waajid ee gobolka bakool Uu horkacayo Guddoomiyaha Degmada ahna duqa Magaalada Mudane Mohamed Moallim Yusuf ayaa wado Dadaalo Lagu hormarinayo bilicda magaalada Waajid .

Dadaladaan oo ay iska Kaashadeen Maamulka Degmada Waajid iyo qaybaha Kala duwan ee Bulshada ayaa Waxaa qeyb Wayn ka qaatay Soolar Systamkan Hayadaha Ka Shaqeeyo hormarada magaalada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here