Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkan jaraaid uu xafiiskiisa ku qabtay wasiir ku xigeenka wasaarada beeyd,ada koofurgalmeed Soomliya Axmed Maxamed Aadan ayuu uga digay bulshada ku howlan jarista dhirta in ay ka waantoobaan.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.