Gudoomiyaha degmada Kismaayo oo ka hadlay lacagaha lagu raaco diyaarada ka baxa Kismaayo

0
63
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-kulan uu ku qabtay magaalada Kismaayo Gudoomiyaha degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa sheegay qiimaha ay shacabka Kismaayo ku raacaan diyaaradaha, in uunan marnaba raali ka ahayn isagoona ugu baaqay shirkadaha in ay yareeyaan qiimaha lagu raaco diyaarahadaha ka baxa degmada Kismaayo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here