Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka kunool magaalada Jowhar ayaa ka faa`iideysto kalluunka Wabiga Shabeele, taas oo ah fursad dad badani aysan heysan, maalmo ka hor magaalada Jowhar kiilada kalluunka ayaa lagu kala iibsan jiray qiimo lacageed u dhexeeya 5 $ ilaa 6 $ laakiin hadda qiimaha kalluunka uu sidiisii kusoo laabtay waxaana kiiladiisa uu dhexeeya 3 $ ilaa 1 $.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.