Shir looga hadalayay abaaraha oo ka furmay magaalada Baydhabo

0
66

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa gudoomiyey shir looga hadlayey arimaha abaaraha iyo sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka saamaysay abaaraha ka dhacay dalka.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here