Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa loogu baaqey iney maalgashadaan xoolaha noocyadoda kala duwan, maadaama ay banaan yihiin fursado badan oo ganacsi oo ay ka faa`iideysan karaan Ganacsatada.
Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa sidoo kale loogu baaqey iney iney ka fakiraan sidii ay u dhoofin lahaayeen xoolaha nool oo uu dalku qani ku yahay xoolahaasi.
Wasiirka Xanaanada xoolaha, Dhirta iyo daaqa XFS Xasan Xuseen Maxamed oo baaq u diray ganacsatada Soomaaliyeed.
Wasiirka Xanaanada xoolaha, Dhirta iyo daaqa XFS Xasan Xuseen Maxamed oo baaq u diray ganacsatada Soomaaliyeed.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.