Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya iibinta mac macaanka sida Buskudka,Xalwada iyo Doolshaha .
Dhalinyaradaan ayaa shaqadan uga maarmay ineey ka tahriibaan dalka waxaana ay ka helaan lacago ku filan nolol maalmeedkooda.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.