Maamulka kaamka Guhaad ee Baladwayn oo codsaday in laga caawiyo adeegyada aasaasiga ah

0
95

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha kaamka Guhaad xaafada Kooshin ee magaalada Baladweyne Timiro keeynaan Aadan oo uwarantay Radio Beerlula ayaa sheegtay in kaamka uu qabo baahiyo dhinaca nolosha ah.

Waxa ay sheegtay in ay aysan haaysan adeegyada aas aasiga ah sida waxbarasho caafimaad daro gaar ahaane haweenka marka ay umulayaan ay la kulmaan dhibaatooyin badan iyo sidoo kale aysan haaysan musqulo ay ku gutaan xaajada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here