Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guud ahaan wacyiga bulshadeena waxa uu u baahanyahay in kor loo qaado, qof walibana mas’uuliyad dheeri ah ey iska saaro, si aan horay ugu dhaqaaqno anagoo idil.Wacyiga Nabada ayaa waxaa la socda horumar iyo koboc dhinac walba taabanaya.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.