Madaxweynaha Jubbaland oo xarigga ka jaray xarunta laanta labaad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya

0
305
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday Xarunta labaad ee Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadda xariga kaga jaray Xaruntan Cusub oo ah mida labaad ee meel ka baxsan Muqdisho ay hay’adu ku leedahay gaar ahaan Jubaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here