Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu shir guddoominayey ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyay Jiheynta Hannaanka Doorashooyinka dalka, dib-u-eegista ku talagalka Miisaaniyadda Dowladda 2023.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.