Wasiirka arrimaha gudaha Koonfur Galbeed oo daah-furay Kulanka wadatashiga bulshada rayidka iyo Hay’adaha dowladda

0
57

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magalada Baydhabo ayaa waxaaa lagu qabtay kulan loga hadlaayay wadatashiga bulshada rayidka iyo Hay’adaha Dowladda kuwaas oo ay ka soo qeybgaleen Hay’adaha Dowladda, musuliin ka tirsan Konfur galbeed iyo ururada rayidka bulashada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here