Shirka Madasha Xiriirka Arimaha bin’aadamnimada oo ka furmay magaalada Kismaayo

0
259

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta daahfuray shirka madasha Xiriirka arimaha baniaadamnimada dalka.

Shirkan oo diirada lagu saarayo qaabaynta hanaanka xiriirka iyo wada shaqaynta Hay’adaha gargaarka iyo heerarka kala duwan ee Dowlada Soomaaliya ayaa jiho Cusub u samaynaya tageerada Caalamka ee bulshada Soomaaliyeed.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here